Gabadh xiligi gabadhnimadedi rag badan lasoo xiriri jirtay guurka kadibna ninkeeda khiyaanayso

Gabadh xiligi gabadhnimadedi rag badan lasoo xiriri jirtay guurka kadibna ninkeeda khiyaanayso

Su’aasha:

A S C, somaalidu mah maah e idhahdin ba jirta taaso ah gabadhu 10 bay la sheekayisata 1 na way ka doorata, sided u aragtin mah maah’da, marka su’aashayda han ugud’bo gabadha xigedi hore rag badan la xiriri jirtay kadib marka la guursadayina ninkeeda khaayintay o nin kale xirir la yeelatay marka ninka gabadhan qaba u og yahay waxay sameen jirtay intu guursan kahor iyo xiligu qabayina ay nin kale xirir la sameeyisay marka ninkan gabadhan qaba maxaad kula talin la hayiden mahad sanid

Gabadh xiligi gabadhnimadedi rag badan lasoo xiriri jirtay guurka kadibna ninkeeda khiyaanayso
Gabadh xiligi gabadhnimadedi rag badan lasoo xiriri jirtay guurka kadibna ninkeeda khiyaanayso

.

Jawaabta:

Soomaalida hadalkaas waxay ka wadwaan naagta marka ay guur raadinayso hal nin ma shukaansanayso waxay isku dayaysaa inay rag badan waddo waxay ka qaadanaysaa kan ay ka hesho xagga lacagta ama quruxda. waxay dhanaan dumarka : “raga kun baa laga shukaansadaa kowna waa laga doortaa

Taas waxaa ka dhalan karta naagta inay qaladaad gasho, waxaa laga rabaa gabadha markay guur u baahan tahay inay ka fogaato rshukaansiga xadka aan lahayn, waxaa fiican inay calafkeeda sugto maxaayeelay hadday tahay gabar aad u fiican raga way ogaanayaan wanaageeda waxaa loo imaanayaa iyadoo gurigeeda joogto nin fiicanna way halaysaa, laakin haddii ay lugteeda nin ku raadsato oo ay shukaansato kun kowna ay kala baxdo sida maahmaahda ay tahay halis ayay ku dhici kartaa, imisa gabar lagu cayaaray.

Teeda kale gabar haddii ay ninkeeda khiyaanayso oo nin kale ay la tumanayso waxaa fiican in layska furo maxaayeelay khiyaanada mar kaste ay khiyaanayso ma aha qalad hal mar ay ku dhcday, waxaa ka dhalan kara arintaas inay ilmo uusan dhalin u keento, naag noocaas ah lalama joogi karo guriga wax kaste ayaa ka suuroobaya.

 

Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay

 

In Somalia, when a woman is looking for a marriage, she does not date one man. She tries to take a path from many men to the one she gets in terms of money or beauty. Women say: “Thousands of men are dating and one is chosen.”

This can result in a woman making mistakes, it is required of the girl when she needs to marry to avoid the limitless flirtation, it is better to wait for her wife because if she is a very good girl men will know her goodness she will come to her at home and a good man will lose her, but if she seeks a man on her leg and flirts with a thousand and she breaks up as the proverb is she can fall into danger, how many girls danced.

On the other hand, if a girl deceives her husband, and tramples another man, it is better to divorce her, for the deceitfulness of every time she deceives her is not a mistake once she has suffered, it can result in this to bring a child who has not given birth to her. Such a woman cannot stay in the house. Everything happens.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More