Gabadh qooq xun haya ninka maxay uga baahan tahay

Gabadh qooq xun haya ninka maxay uga baahan tahay

Su’aasha:

A S C gabadh aad u dareen badano qooq xun haya oona Aqoonta iyo kudhaqanka diintuna ay aad ugu yar tahay gabadhan haday nin sidedo kale raadsado xidhidh jacayl o khaldan la yeelato gabadhan inay fal zino ah ku dhacayso ma shakiba kujirta

Gabadh qooq xun haya ninka maxay uga baahan tahay
Gabadh qooq xun haya ninka maxay uga baahan tahay

Jawaabta:

Gabadha xaaladdan hadday gaarto waxaa waajib ku ah inay nin guursato si ay u hesho waxay u baahan tahay.

Haddii kale waxay ku dhacaysaa god dheer oo naarta u kaxaynaya.

Shahwada daran qofka waxay ka qaadaysaa maskaxda wuxuuna noqonayaa sida xayawaanka oo kale.

 

Riyada galmada qaldan halkan ka daawo

 

If a girl reaches this situation, she is obliged to marry a man in order to get what she needs.

Otherwise it falls into a long hole that drives it to the fire.

Severe sperm takes away the person’s brain and becomes like an animal.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More