Site icon Daruur درور

Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee

Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee

Su’aasha:

Asc suaasheyda waxa ay tahay waxa aan maqlaa gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee marka maxay kala yihiin fircooni iyo suni labadoodane kee fiican.

Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee
Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee

Jawaabta:

Gabar fircooni waxaa laga wadaa midda gudniinka fircooniga la guday gudniinka fircooniga waa gudniin laga jarayo gabadha kintirka iyo faruuraha waaweyn iyo kuwa yaryar ee xubinta taranka, xubnahaasna waa kuwa dumarka badankooda ay ka helaan dareenka kacsiga.

Gabadha suniga waxaa laga wadaa gabadha la guday oo aan laga wada jarin xubnahaas wayna ku kala duwan yihiin gudniinka suniga dadka, sidoo kale dareenka xubnaha iyagana haweenka way ku kala duwan yihiin, faahfaahin dheeraad ah qoraalladan ka akhriso.

 

Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac

Kacsiga dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga

Waa maxay fircooni iyo suni

Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa

Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga

Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha

Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa

The Pharaoh Girl is from the one who was circumcised by the Pharaoh.Pharaoh’s circumcision is the circumcision of the girl’s penis and the large and small fingers of the genitals, and these organs are the ones from which most women get the feeling of arousal.

The Sunni girl is from the girl who has been circumcised and these organs are not cut off and these organs are different in the circumcision of people, and the feelings of the members are also different for women, read more in these articles.

الفطرة خمس، أو خمس من الفطرة: الختان، والاستحداد، ونتف الإبط، وتقليم الأظافر، وقص الشارب. متفق عليه. والفطرة في الحديث فسرها أكثر العلماء بالسنة، قال النووي -رحمه الله-: تفسير الفطرة هنا بالسنة هو الصواب. والسنة هنا هي الطريقة المتبعة، وقد اختتن إبراهيم -عليه السلام-، وهو ابن ثمانين سنة، كما ثبت ذلك في حديث متفق عليه، وقال تعالى: ثُمَّ أَوْحَيْنَا إِلَيْكَ أَنِ اتَّبِعْ مِلَّةَ إِبْرَاهِيمَ حَنِيفًا وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ {النحل:123}.
وقد استدل الفقهاء على ختان النساء، بحديث أم عطية -رضي الله عنها- قالت: إن امرأة كانت تختن بالمدينة، فقال لها النبي صلى الله عليه وسلم: “لا تنهكي، فإن ذلك أحظى للمرأة، وأحب إلى البعل”. رواه أبو داود

Exit mobile version