Foorarinta hablaha ninka bahalka weyn ma dhibayaa
Foorarinta hablaha ninka bahalka weyn ma dhibayaa
Su’aasha:
Dumarka foorar malagu cuni karaa waxn ka hadalyaa xaaska xalaasha ah wax dhib miyay ka qaadaysaa cafimaad ahaan haddii ninka geedkiisa weyn yahay?

Jawaabta:
Wax dhib ma laha galamada foorarka ninka inuu xaaskiisa ku sameeyo, wax cudurna lagama qaado, marka ay tahay meesha ninka adeegsanayo xubinta taran, haddii ninka uu geedkiisa weyn yahay oo xadka ka baxsan yahay oo uu dhaafay 25 sinti waxaa habboon inuu aayar u sameeyo ee inuusan awood u adeegsanin, inkastoo dumarka ay ku kala duwan yihiin adkaysiga iyo awoodda jirka.
Foorarinta dumarka xiliga galmada wax dhib ma laha, hablaha qaar way dhibsadaan foorarka xiliga raaxada galmada.
Waxaan ahay nin dhowaan guursaday gabadha maxay indhaha u daboolaysaa
There is no harm in a man’s foreskin intercourse with his wife, and no disease is transmitted, when it is the man’s genitals that are used. If the man’s penis is large and beyond the limit, exceeding 25 centimeters, it is advisable for him to do it slowly and not use force, although women differ in endurance and physical strength.
Women’s bending over during sex is not a problem, but some girls find bending over uncomfortable during sexual pleasure.
سَمِعْتُ جَابِرًا رَضِيَ اللَّهُ عنْه قَالَ: كَانَتِ اليَهُودُ تَقُولُ: إذَا جَامعهَا مِن ورَائِهَا جَاءَ الوَلَدُ أحْوَلَ، فَنَزَلَتْ: {نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ} [البقرة: 223].
إنَّ مِن عظَمةِ هذا الدِّين ومَحاسِنِه أنَّه ما ترَكَ لنا شيئًا إلَّا وبيَّنه لنا، حتَّى ما يَتعلَّقُ بالمعاشَرةِ الزَّوجيةِ، كما قال تعالَى: {وَنَزَّلْنَا عَلَيْكَ الْكِتَابَ تِبْيَانًا لِكُلِّ شَيْءٍ} [النحل: 89]، وهذا ممَّا يدُلُّ على شُموليَّةِ هذا الدِّينِ.
وفي هذا الحديثِ يُخبرُ جابرُ بنُ عبد اللهِ رضيَ الله عنهما أنَّ اليهودَ كانت تَقولُ: إذا جامعَ الرَّجُلُ امرأتَه مِن ورائِها في مَوضِعِ الحَرثِ (القُبُل)، جاء الولدُ أحوَلَ، فأنزَلَ اللهُ تعالَى قَولَه: {نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ} [البقرة: 223]؛ تكذيبًا لهم، فأباح للرِّجالِ أن يَتمَتَّعوا بنِسائِهم كيف شاؤوا، أي: فأْتوهنَّ كما تَأتون أرضَكم التي تُريدون أنْ تَحرُثوها مِن أيِّ جِهةٍ شِئتُم، لا يُحظَرُ عليكم جِهةٌ دونَ جِهةٍ، والمعنى: جامِعوهنَّ مِن أيِّ شِقٍّ أردتُم بعْدَ أنْ يكونَ المأتيُّ واحدًا، وهو مَوضِعُ الحَرثِ، وهذا من الكنايات اللَّطيفةِ والتَّعريضات المُستحسَنة، وقيَّد بالحرثِ لِيُشيرَ إلى عدَم تجاوُزِ مَوضِعِ البَذرِ ألبتَّةَ، فلا يجامِعُها في دُبُرِها.
وفي الحَديثِ: عِنايةُ الإسلامِ بالأُمورِ الدَّقيقةِ التي يَحتاجُ إليها كلُّ فرْدٍ.
وفيه: التَّحذيرُ مِن مُجاوَزةِ الجِماعِ في القُبلِ.