Site icon Daruur درور

Sawirada Axmed Madoobe oo suuqa kalluunka jooga

Sawirada Axmed Madoobe oo suuqa kalluunka jooga

Kalluunka badda Kismaayo
Mallayga kismaayo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday suuqa kaluunka ee Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa kaluun markaas laga soo bixiyay bada Oo la Keenay suuqa Kaluunka oo dhinaca ku haya Xeebta Calanleey soo iibsaday isagoo Sidoo kale halkaas xaaladaha ay ku shaqaynayaan ugu kuur galay Ganacasatada suuqan.

Madaxweynahu wuxuu balan qaaday in qalabka ay ku shaqaystaan ee ay u isticmaalan soo qabashada kaluunka mar walba ay diyaar ula tahay Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo sidii xirfadahooda loo sii hormarin lahaa.

Axmed madoobe oo suuqa kalluunka booqday
Kalluunka badda Kismaayo
Kalluunka badda Kismaayo
Kalluunka badda Kismaayo
Suuqa kalluunka kismaayo
Suuqa kalluunka


Ganacsatada suuqa kaluunka ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyay sida ahmiyada gaarka ah loo siiyo wax soo saarka bada iyadoo Madaxweynahu uu sheegay in maalin kamid ah todobadka suuqyada lagu iibiyo hilibka xoolaha la joojin doono si dadka loogu dhiiri galiyo cunista kaluunka

Exit mobile version