Feyraska hargabka yaanyada oo India ku faafay Caafimaadka - HealthNews By Daruur On May 26, 2022 1,185 0 Dowladda India waxay sheegtay inuu ku dhex faafay dalka India oo dhan feyras loo bixiyay feyrska yaanyada (Tomato flu) wuxuu ku dhacay 82 labo caruur naasnuug ah. Feyraska hargabka yaanyada oo India ku faafay Waxaa lagu gartaa feyraskan qandho aad u daran iyo nabro jirka kasoo yaaca jirka oo dhan wuxuu noqonayaa guduud sida yaanyada oo kale, sidaas ayaa loogu bxiyaya magaca uu wato. Tolow malaga yaabaa talaalka inuu keenay waxaan, waayo tallaalada dhibaatooyin badan ayay dadka gaarsiiyeen. Dad badan oo aqoonyahanno ah ayaa aaminsan in talaalada karoonaha ay dhibaatooyin waaweyn keenaan taas oo keentay dowlado badan inay joojiyaan talaalada cudurka karoonaha. HargabkaHargabka YaanyadaTalaalka Koroona 0 1,185 Share