Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha
Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha
Riyada:
Riyada timaha la jarayo maxaa lagu fasiraa qofka ku riyooda asoo timaha loo jarayo qofkana waa nin fasirka riyada jarida timaha ii fasira fadlan.
Jawaabta:

Fasirka riyada timaha la jarayo waxyaalo badan ayaa lagu fasiri karaa waxay ku xiran tahay qofka arkay iyo siduu u arkay.
Fasirka:
jarida ama xiiririda timaha waxay noqon kartaa qofka inay ka tagi doonaan wixii murugo ah ama dhibaato ah. waxaa kaloo lagu fasiri karaa qofka in deynta laga gudi doono sidoo kale inuu cabsida ka badbaadi doono.
haddii uu yahay qofka timaha laga xiirayo cunug yar waxay tilmaamaysaa riyada cunugas inuu noqon doono qof wanaagsan oo diinta ku dhaqmaya.
haday tahay naag waxay lagu fasiraa naagtaa in lasoo furi doono.
qof faqiir ah hadduu ku riyoodo asoo laga xiirayo timaha ama laga jarayo waxay tilmaamaysaa inuu lacag heli doono oo uu deymaha lagu leeyahay iskaga gudi doono.
hadday tahay gabar doob ah oo timaha laga xiirayo waxay tilmaamaysaa cudur iyo jirro
Halkan ka daawo riyada xiirida timaha
Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay
Cutting or shaving hair can mean that a person will leave behind any sadness or trouble. It can also be interpreted that the person will be paid off their debt and will be saved from fear.
If the person whose hair is being cut is a small child, the dream indicates that the child will become a good person who practices religion.
If it is a woman, it is interpreted that the woman will be divorced.
If a poor person dreams that their hair is being cut or shaved, it indicates that they will receive money and pay off their debts.
If it is a single girl whose hair is being cut, it indicates illness and disease.
Riyada timo afka aad ka soo jiidayso
barta su’aalaha kusoo qor walaal
riyooyinka timaha halkan ka akhriso
https://daruur.com//?s=riyada+timaha