Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad raadinayso gabar aad guursato oo kuu qalanto, waxaa laga yaabaa inaad qabto ama ay ku rabto gabar aan kuu qalmin, dharka waxaa lagu fasiraa dumarka, waayo qofka marka uu guursado naagtiisa astur ayay u tahay isagaguna astur ayuu u yahay iyada.