Fasirka riyada marada cad waa maxay

Su’aasha:

asc walal waxan ku riyooday ayado wiil aan aqano balse muqal qof kale leh oo guriga igu imanayo salan kadib wuxu ibinaya goayaal huudhey ah oo aad u qurux badan go.yasha waa wada cadaan dil dilmo leh midkastana fodarahiisa wado ada u rabanoya waxanse leyahay hada goayal waa i yalan ee markala ka qadana ee kabo ma hesa wuxu i leyahay maya hudheyda kabo lagama helo kadibna wuu iga tagaya.

Fasirka riyada marada cad waa maxay
Fasirka riyada marada cad waa maxay

Jawaabta:

Dharka cad waa wax aad u fiican marka lagu riyoodo, riyada dharka cad waxay tilmaamaysaa khayr badan iyo towbad iyo qalbi nadiif ah, marka waxaa laga yaabaa qof wanaagsan inuu kuusoo bandhigo guur ama ganacsi ama shirkad shaqo, arintaasna waa arin aan qalad alahyn oo cad

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More