Fasirka riyada lacag abaalmarin xaga shaqada

Su’aasha:

Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo xafiiska aan ka shaqeeya lacag abaalmarin ah la iga siinaya aniga iyo dhamaan shaqalaha marka problem xaga dhaqalaha wuu jiira aniga dhankeyga ah. muxuu noqon kara marka fasiirkeeda.

Fasirka riyada lacag abaalmarin xaga shaqada
Fasirka riyada lacag abaalmarin xaga shaqada

Jawaabta:

Inshaa Allaah waad ka bixi doontaa dhibaatada dhaqaalaha ku haysata, waa arrin guul tilmaamayso iyo horumar dhinac walba waa riyo wanaagsan oo bishaaro ah.

Riyada marka ay maskaxda ku wareegsanayso intaan la arkin kahor waxay noqotaa riyo aan macne lahayn, laakin haddii aadan ku fikirin waxaas oo riyada aad aragto markaas macne ayay yeelan kartaa.

wayna dhici kartaan riyada ayadoo maskaxda ay ku jirto inay macne yeelato.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More