Fasirka riyada ilmo yar oon aad u jeclahay oon cayaarsiinaayo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday habeen dhexdaas anigoo cayaarsiinaayo ilmo yar oo aan dhunkanaayo isla riyada dhexdeeda waxaan aaminsanahay inaan canuga dhalay markaasa jacaylka aan ilmaha yar u qabo darteed aan la ilmeeyey maxaa lagu fasiri karaa riyadaas.

Fasirka riyada ilmo yar oon aad u jeclahay oon cayaarsiinaayo
Fasirka riyada ilmo yar oon aad u jeclahay oon cayaarsiinaayo

Jawaabta:

Waa bishaaro inshaa Allaah mustaqbalka farxad iyo barwaaqo ayaad ku noolaanaysaa, riyada ilmaha la cayaarsiinayo waa farxad weyn qofka uu heli doono, waxyaalo kale oo wanaagsanna astaan ayay u tahay cayaarsiinta ilmaha yaryar.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More