Fasirka riyada hooyadaada oo gabar dhalayso
Interpretation of the dream of a mother giving birth to a child
Su’aasha:
Waxaan ku riyoday hoyadey o dhashay gabar qurux badan gabadhi ayan xambaaray waxan jeclaystay inay noqoto gabar anigu dhalay, kadib hooyadaydawaxay iga dalmabay bac anan iska tuuro oo wax ugu jiray lakin aniga waxan furay bacdii waxan ku dhex arkay abeeso weyn oo jarjaran oo qeybo ah ur aad u qurmuun kasoo baxayo kadib bacdii ayan iska xiray banaanka ayan ku xooray , hooyaday waxan jirtaa lixdan anigana xaas ayaan ahay lakin mashakil badan ayaa naga dhexeyo aniga iyo hoyadayda tolow maxaa lagu fasiri karaa riyada nocan ah.
