Fasirka riyada hilibka ariga

Fasirka riyada hilibka ariga

Su’aasha

Asc walal,

waxan xalay ku riyooday anoo Hilib ari ka soo gadaya kawaanka.

hilib waxana ila socday laba wiil an aqaano saxiibo an nahay.

marka hilib ariga muxuu noqon kara marka la soo gadaya ama asaga oo ceyrin ah

Fasirka riyada hilibka ariga
Fasirka riyada hilibka ariga

Fasirka riyada hilibka ariga

Jawaabta

Hilibka ariga wuxuu tilmaamayaa hanti badan, haddii qofka uu yahay qof doob ah inuu guursan daano ama uu heli doono hanti u fududeynaysa guurka.

waa marka uusan ahayn hilibka mid uray ama mid xun, waa hilib nadiif ah oo aan lahayn qurmuun.

haddii hilibka uu yahay mid uray  wuxuu tilmaamayaa dhibaato iyo xumaan.

sidoo kale haddii uu yahay qofka hilibkaas iibinaya mid jirkiisha wada dhiig ah oo wejigiisa cabuus ah.

 

Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

 

Goat meat indicates a lot of wealth, if the person is a foolish person to marry a weed or will get property that will make the marriage easier.

it is when it is not the flesh that is urayed or bad, it is clean meat without a serving.

if the meat is uray it describes suffering and negativity.

Also if the person who sells that meat is a bloody body with a drink on his face.

Riyada hilibka oo faahfaahsan halkan ka daawo

You might also like
2 Comments
  1. Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya
    abdimajid says

    Asck wll
    waxan idin soo diray riyo an kuuriyooday wali imadan isoo jawaabin waa waan ku sugaya

    1. Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya
      Daruur says

      ws wealaal su’aalaha laga jawaabo halkaan ayaad ka heli kartaa https://daruur.com//consultations/

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More