Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda

Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda

Su’aasha:

Asc waxan ku riyooday dhawr jeer diyaarad dhacaysa riyaadasina way igu soo noq noqotaa. Marka ii fasila idinkoo raaliya. Mahadsanid.

Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda
Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto mashaakil fara badan taasna waxaa sabab u noqonayo go’aannada aad qaadanayso, guud ahaan dhicitaanka diyaarada wuxuu tusinayaa inay jiraan go’aanno qaldan oo uu qaadanayo qofka ama wadda qaldan uu ku socdo.

Ama waxaad ku adkaysanaysaa go’aan qaldan oona aadan kasoo haraynin oo dad badan ay kugu khilaafsan yihiin.

Marka dib isugu laabo waxyaalaha aad faraha kula jirto si aad u eegto meesha aad ka qaldan tahay.

Riyada soo noqnoqonaysa waa  riyo dhab ah, soo noqnoqshada waxay astaan u tahay riyada inay rumoobayso.

Waxaana laga yaabaa inay digniin tahay oo lagaaga digayo inaad go’aan qaldan qaadato.

Anoo awood lagu duulo yeeshay ayaan riyo ku arkay

The dream indicates that you will fall into a lot of business and that is due to the decisions you are making, generally the plane crash shows that there are wrong decisions that the person or the wrong way to go.

Or you insist on the wrong decision that you do not leave behind and many people disagree with you.

When you fold back together the things you are on your toes to look at where you are wrong.

A recurring dream is a true dream, and repeating is a symbol of the dream to come true.

And it may be a warning that you are being warned to make the wrong decision.

 

Halkan ka daawo riyada duulitaanka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More