Su’aasha:
Riyada marka aad ku aragto caano oo macaan badan adoo cabaya maxaa lagu fasir karaa.
Jawaabta:
Riyada caanaha, caanaha waxay tilmaamyaan wax aad u wanaagsan arsaaq aan dhib loo marin ayaad la kulmi doontaa inshaa allaah, xadiiska abuu hureyra ayaa wuxuu tilmaamay marka nabig SCW la doorgaliyay habeenka dheelminta caanaha iyo khamrda wuxuu doortay caanaha, Jibriil CS ayaa ku yiri fidrada ayaad dooratay.
riyada caanaha waa wax aad u fiican marka bishaaro ayay kuu tahay oo khayr badan la socota