Fasirka riyada barambarada
Fasirka riyada barambarada
Qofkii ku riyoodo barambaro riyadaas waxay ku tusinaysaa in dhib uu jiro oo aysan haboonayn in laga aammuso
ومن رأى الصّراصير فإنّ هذه الرّؤيا تؤوّل إلى أنّ هناك مشكلةً لا ينبغي السكوت عنها،
Baranbarada waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn ama balo qofka kusoo socoto, qofkii ku riyoodo baranbaro waa inuu is ilaaliyaa.
Qofkii dilo baranbarada waa riyo fiican wuxuu ka bixi doonaa dhibka haysto inshaa Allaah
Ereyada furaha:
hadii barambaro aan riyo ku arko maxaa lagu fisiri karaa Fasirka wuxuu noqonaa dhibaato iyo rafaad
Haddii qofka uu laayo ama uu iska tuuro ama ka fogaado wuxuu ka baxaa dhibka uu ku jiro
tafsirka ama fasirka riyada cayayaanka waa sidee maxaa noqonaysaa riyada qofkii ku riyoo baranbarada riyada fiican iyo riyada xun maxaa u dhexeeya, shaydaanka siduu qofka u dhibaa, riyo fiican, iyo xun, riyada barambarada, qofka ku riyoodo barambaro,