Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin

Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin

 

Su’aasha:

Su’aasha:Hadii aad ku riyooto adiga iyo qof aad jeceshahay oo isla aqrinaayo suuratul yaasiin maxay micneenaysaa?

Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin
Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaaysaa inaad wanaagsan tihiin oo aad daacad isu tihiin sidoo kale inay akhlaaqdiina fiican tahay iyo khaatimadiina inay meel fiican ku dambaynayso, waa riyo khayr iyo bishaaro wadata, waliba nolol fiican ayaad heli doontaan inshaa Allaah.

Suuratu Yaasiin waxtarka ay leedahay marka al akhristo

The dream indicates that you are good and you are honest with yourself and that your morals are good and that your destiny will end up in a good place.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More