Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo
Su’aasha:
Walal fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo ayaanku riyooday
Abahayna wakhti hore ayuu geriyooday
Alle ha uu naxariste

Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u xiistay aabahaaga isagana inuu kaaga baahan yahay duco, marka ha illaawin inaad u duceyso mar kaste aad salaad tukato haddaad awooddo inaad sadaqo u bixiso u bixi dadka masaakiinta quudi adoo ay kaa tahay sadaqo aabbahaaga aad u baxsanayso.