Fasirka aayadda قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي رَبِّي
(قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي رَبِّي إِلَى صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ دِينًا قِيَمًا مِّلَّةَ إِبْرَاهِيمَ حَنِيفًا وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ)
(Dheh wuxuu igu hanuuniyey rabbigayga jid toosan diin sugan oo diintii (Nabi) Ibraahim isagoo toosan oon gaalada ka mid ahayn).
Aaayddan waxay tilmaamaysaa inaysan diin kale jirin Yuhuud iyo Krishtaan iyo diimaha kale dhulka ee meelo badan ka jira inaysan xaq ahayn.
