Fasiraada riyada timaha gacanta

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka
Allah macak
waxan ku riyooday anoo gacanta midig timo dhaadheer oo xaada ku yeeshay oon la yaabanahay oon anoo ku faraxsan sidaa u eegayo
xaad waan leeyahay lkn
xaadaan ku riyooday waxay ahay mid dhaadheer oo madaw oo aad u qurux badan oo jilicsan
Allah mahadle.

Fasiraada riyada timaha gacanta
Fasiraada riyada timaha gacanta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa shaqada iyo dadaalka aad hayso sidoo kale shaqo fiican inaad heli doonto oo ka wanaagsan shaqada aad hayso hadda, waxaa kaloo lagu fasir karaa inay kuu soo dhowdahay gabar aad u fiican taas oo aad guursan doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More