Site icon Daruur درور

Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English

Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English

Marka luqad la baranayo waxaa lagu dadaalaa qofka inuu barto samanka ama waqtiga ereyada loo adeegsado, luqadaha waxay isku waafaqsan yihiin qaababka samanka, afka ingiriiska falkaabka samanka wuxuu leeyahay qaab loo adeegsado, laakin taas waxaa ka horraysa marka hore barashada ereyada waqtiga ee afka English .

Halkaan waxaan kugu soo arooriyay ereyo loo adeegsado marka laga hadlayo saman ama waqti.

Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English
Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English
English Somali
yesterday shalay, shalayto
tomorrow berri, berrito
soon dhow
early amin hore
today maanta
since lagasoo bilaabo
late amin dambe
when goor
now haddan, hadeer
ago lagsoo bilaabo
minute  daqiiqo
hour  saacad

day 

maalin
week  toddobaad
month bil
year  sanad
decade  toban sano
century  qarni
morning  subax
afternoon  galab
Always mar kaste
Never waligiis
Often inta badan
Sometimes marar
Seldom dhif
At last At last

 

Waqtiyada Salaadaha afka ingiriiska waxa lagu dhaho:

English Arabic Somali
Dawn الفجر Fajar/Subax
Noontime الظهر Duhur
Late Afternoon العصر Casir
Sunset المغرب Maqrib
Evening العشاء Cisho

 

 

When learning a language, one strives to learn the tense or time in which words are used.

Languages ​​are consistent in their tense patterns. In English, the tense verb has a specific way of being used, but that comes before learning the tense words in English.

Exit mobile version