Falka “TAKE” ee English-ka siduu u shaqeeyo
Afka ingiriiska wuxuu leeyahay falal markay la xiriiraan falkaabyada qaar macne cusub ayay yeelanayaan, waxaa ka mid ah kuwaas falka “take” oo is badbadalaya hadba markuu raaco falkaab cusub.
Afafka marka la baranayo fiiro gaar waa in loo yeeshaa isbaddalada noocan ah, qofka rabo luqad inuu si sahlan ku barto waa inuu eegaa dhinacan.
Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afka qaabkan ku socda.
Tusaalooyinka falka “take” oo jadwal ku jira oo af soomaali loo turjumay waa kuwan:
English |
Somali |
Take down |
diiwaangalinaya |
Take after |
shabahaya |
Take up |
kor u qaadaya |
Take away |
fogeynaya |
Take apart |
duminaya |
Take off |
kacaya |
Take out |
baxaya |
Take in |
sirmaya/ fahmaya |
Take on |
kasbanaya |