Site icon Daruur درور

Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya

Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya

Su’aasha:

scw dr qalad ayan galay nin baa ii galmooday aad baan uga murgay arintaas waana ka towbadkeenay waana markii ugu horyso an qaladkaas sameeyo dhibka i haysta ba wuxu yahay biyaha ayaa gadaal iga galay waxan ka baqayaa cudur inay igu ridan aintaas murug iyo walwal ba iga haysta ila taliya idinkoo mahadsan.

Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya
Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya

Jawaabta:

Waa dambi weyn nin inuu nin kale u tago ha u laabanin dambigaas aad gashay waa dambi aakhiro meel xun ku geynaya adduunkana waxaad ku noolaanaysaa adoo dulli ah, marka towbadda aad keentay Ilaahay ha kugu sugo.

Teeda kale biyaha waxay dhib keeni karaan caafimaad ahaan qofk marka uu jiran yahay ama cudur kayska qaado uu qabo, galmada dabada waa arrinta ugu fudud oo cudurka lagu kala qaadi karo,  mar kale ha u noqnin iska ilaali haddii hal mar aad ka badbaado marka labaad waad ku dhacaysaa godka, waxaana kuu sii dheer markaas cadaabka aakhiro oo loo diyaariyay raga la fuulo ama kuwa iga wax fuula.

Nin inuu nin kale u tago waa dambi ka mid ah dambiayada waaweyn, kan laga fuulayo iyo kan fuulaya labada waa isku mid, wuxuu ka daran yahay dambi ahaa sinada naagta loo tagyo, Ilaahay wuxuu ciqaabay qoom luud wuxuu ku ciqaabay dhulka inuu la gaddiyay kaddib dhagax lasoo raacay, wuxuu yiri Alle asoo ka hadlaya arrinkaas:

(فَلَمَّا جَاءَ أَمْرُنَا جَعَلْنَا عَالِيَهَا سَافِلَهَا وَأَمْطَرْنَا عَلَيْهَا حِجَارَةً مِّن سِجِّيلٍ مَّنضُودٍ ﴿٨٢﴾ مُّسَوَّمَةً عِندَ رَبِّكَ ۖ وَمَا هِيَ مِنَ الظَّالِمِينَ بِبَعِيدٍ ﴿٨٣﴾)

(Markuu yimid amarkeena waxaan ka yeelnay korkoodii hoostoodii waxaana ku daadinay dhagaxyo la shiday oo israac raacsan. (82) oo lagu calaameeyey rabbigaaga agtiisa wax daalimiinta ka fogna ma aha (83).)

 

 

Qaniisyada maxay isu guursadaan xumaan wayba ku jiraanee

Exit mobile version