Site icon Daruur درور

Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat

Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat

Benefits of White Meat and Health

Waa maxay hilibka cad caafimaadka ma u roon yahay?

 

Hilibka cad waxaa laga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iyo wixii iyaga usoo dhow.

Faa'idada hilibka cad iyo caafimaadka
Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka

hilibka cad waxaa lagu tiriyaa hilibka aan lahayn dufan badan ama baruur.
hilibka guduudan oo laga wado hilibka ariga iyo geela iyo lo’da waxay leeyihiin dufan inkastoo hilibka geela uusan lahayn dufin badan.

Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat
Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat
Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat
Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat
Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat
Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat

hilibka idaha ayaa ugu dufin badan waxaa soo raaca kaddib hilibka lo’da.
guud ahaan hilibka cad wuxuu ka khafiisan yahay xagga dheefshiidka hilibka guduudan sidoo kale lagama maarmo hilibka guduudan laakin ma aha in layska badiyo oo loo cuno si xad-dhaaf ah.

Caafimaadka aad buu u muhiimsan yahay hilibka ama cuntada caafimaadka.

 

Hilibka shiilan iyo Saliida ayaa i dhibta maxaa keeni kara

اللحوم البيضاء هي من لحم الدجاج والأسماك و غير ذلك.
يتم احتساب اللحوم البيضاء على أنها اللحوم التي لا تحتوي على الكثير من الدهون أو الشحوم.
اللحوم الحمراء من لحوم الماعز والإبل والماشية تحتوي على دهون على الرغم من أن لحم الإبل لا يحتوي على الكثير من الدهون.

لحم الأغنام هو الأكثر شيوعا ، يليه لحم البقر.
بشكل عام ، اللحوم البيضاء أكثر هضمية من اللحوم الحمراء. اللحوم الحمراء ضرورية أيضا ، ولكن ليس من الضروري تناول الكثير من الطعام.

Exit mobile version