Site icon Daruur درور

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K

Saan horay usoo sheegnay waxaa jira xarfo ka mid ah ingiriiska marka  xaraf kale lagu lifaaqo inuu dhawaaqa isbaddalayo, xarfahan oo uu ku jiro xarafka CH waxaa loogu dhawaaqaa xarafka K tusaale ahaan ereyadan ayaa ka mid ah.

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K
Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K

Somali

English

character

shakhsiyad

headache

madax xanuun

anarchy

fowdo

psychic

nafsi

stomach

calool

archive

keyd, arshiif

scheme

qorshaysan

school

dugsi, iskool

Exit mobile version