Ereyo English oo labo macne kala duwan leh

Ereyo English oo labo macne kala duwan leh

Afafka oo dhan waxay leeyihiin in ereyo ay lahaadaan labo macne ama ka badan oo kala duwan, middaas waxaa laga heli karaa afafka oo dhan mana aha wa dhaleeco ku ah afkii laga helo ereydaas.

Barashada ereyadaas oo kalena waa tiirka fahanka luqadaha

Ereyo English oo labo macne kala duwan leh
Ereyo English oo labo macne kala duwan leh

Afka carabiga oo lagu tiriyo afka ugu faseexsan oo quraankana kusoo degay ayaa laga helaa ereyo macaani badan leh oo kala duwan tusaale ahaan ereyga   عين  wuxuu leeyahay macaani badan waxaa ka mid ah isha wax lagu arko iyo isha biyaha kasoo burqadaan afka soomaaliga isla ereyga isha wuxuu leeyahay labadaas macne, sidoo kale ereyga qalin afka soomaaliga waxaa lagu magacaabaa qalinka wax lagu qoro iyo macadnta dahabka oo kale ah oo laysku qurxiyo ilakahana la gashado.

Marka afka ingiriiska isagana wuxuu leeyahay ereyo oo kala duwan macne ahaan jadwalkan ayaana kuu caddeynaya.

 

Ereyga Ingiriiska Macnaha koowaad Macnaha labaad
Bank bangi jiin/qar
Bat fiidmeer/kibilli ul
Capital caasimad ra’sumaal
Sign tilmaan saxiixaya
Watch saacad daawanaya
Ring faraanti yeeraya
Right sax ah midig
Tear illin jeexaya
Desert saxraa ka tagid

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More