Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso
Mararka qaar aad rabto inaad ereyo barato waxaad kusoo xusuusan kartaa dhexeeye iyaga ka dhexeeyo, marka dhexeeyahaas aad ku xifdiso si sahlan ayaad usoo xusuusan kartaa kalmadahakale oo dhxeeyahaas uu ku jiro.
Ereyo English oo uu ku jiro dhexeeye isu keenaya, dhexeeyahaas waa ereyga “WIN“, sida jadwalkan aad ka arkayso:
English | Arabic | Somali |
win | يفوز | guulaysanaya |
twin | توأم | mataan |
wink | غمزة | iljabin |
wind | رياح | dabeyl |
wing | جناح | garab/baal |
wine | خمر | khamro |
windy | عاصف | dabeyl leh |
window | نافذة | daaqad/ dariisho/ shubaako |
winner | الفائز | raaye/ guuleyste |
winter | شتاء | jiilaal |
Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K