Saliidaha dhirta waxay ka mid yihiin daawooyinka loo adeegsado cudaro badan oo dadka ku dhaca, saliidaha afka soomaaliga inta badan toos loogama helo waayo geedaha qaar soomaali kama baxaan, af igiriis ama af carabi ayaa laga helaa laakin waxaan isku daynay inaan ka raadino qaamuusyada af soomaaliga si aan ugu helno erayo u dhigma saliidaha afka ingiriiska iyo afka carabiga macnaha ay ku leeyihiin.
Sida afka English loo yaqaano saliidahan oo ah: Soybean oil. Peanut oil. Castor oil . Coconut Oil. Palm oil .
Marka halkaan ayaad ka arki kartaa iyagoo af soomaali loo tarjumay.