Ereyada qalabka is qurxinta ee afka ingiriiska Cosmetics
Ereyadan soo socda waxay la xiriiraan qalabka laysku qurxiyo iyo qurxinta jirka, wixii afka ingiriiska lagu yiraahdo.
Qofka marka uu baranayo af waxaa habboon ereyada iyagoo isku xiran.
Taas qofka waxay ka caawinaysaa inuu si dhaqsi u qabto klamadaha uu rabo inuu xifdiyo.
Erayada soo socda ee afka ingiriiska ah oo jadwalka ku jira waxaa raacsan tarjamo loo tarjumay afka carabiga iyo af soomaaliga.
English |
Arabic |
Somali |
Cosmetics |
أداوت الزينة |
qalabka laysku qurxiyo |
Hairpin |
دبوس للشعر |
biinka timaha |
Hair-dye |
صبغة للشعر |
midabaynta timaha |
Nail polish |
طلاء الأظافر |
ranjiga ciddiyaha |
Perfume |
عطر |
barafuun |
Hair-bruch |
فرشاة للشعر |
buraashka timaha |
Lipstick |
أحمر الشفاة |
rooseeto |