Eey oo dadkiisa muddo sanad ah sugaya

Qisadan oo yaab badan, ey oo muddo sanad ah ku sugaya dadkii iska lahaa meel shidaal lagu iibiyo oo ka mid ah dalka Turkey.

Eey oo dadkiisa muddo sanad ah sugaya
Eey oo dadkiisa muddo sanad ah sugaya

waxaa la sheegay dadka eygaas iska lahaa inay meesha kaga tageen, maxaayeelay dersikooda ayaa dhibsaday eyga.
dadka meesha bansiika ka shaqeeyo ayaa eyga cunto siiinayay muddo sanad ah, xiliga qabow meel dugaal ayay galinayeen inaa iyo hadda eyga ma rabo meesha wuxuu sugayaa dadka iska lahaa.
maxaayeelay dadkaas meesha ayay uga tageen, wuxuu u haystaa inay soo laabanayaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More