Eeg dabeecadaha dumarka markay uur qaadaan

The actions of pregnant women

Haweenka marka ay uurka qaadaan jirkooda waxay ka gartaan waxyaalo aan caadi ahayn.

marka la gaaro todobaad waxay dareemaysaa naagta isbaddal weyn xagga dabeecadda sidoo kale jirkeeda waxay ka dareemaysaa caajis iyo wahsi.

marka wax yar uu sii jiro uurka hablaha qaarkooda waxaa ku dhaca waxa loo yaqaano walaca ama heestamada.

Eeg dabeecadaha dumarka markay uur qaadaan
Eeg dabeecadaha dumarka markay uur qaadaan

taas dumarka way ku kula baxaan, naago waxaa jira heestamadooda ay gasho cuntada inay jeclaadaan cuntooyin gaar ah ama ay nacaan kuwo kale, sidoo kale haween waxaa jira galmada aad u jeclaada marka ay uur bixiyaan, waxaa kaloo jira kuwoo naco galmada, waxaa ugu sii daran kuwa naco ragooda ama xaaskooda waxaa la sheegay haween nimankooda iska furay marka ay uur qaadeen waaba laga kari waayay ninkaaga la joog way diideen.

marka waxaa lagaa rabaa inaad ogaato naagtaada walaceeda qaabka uu yahay iyo sida aad kula dhaqmi lahayd.

Soonka qofka janaabada qabo halkan ka daawo

When women are pregnant, they experience unusual things in their bodies. By the end of the week, the woman feels a big change in her behavior and her body feels lethargic and lonely. When the pregnancy is a little longer, some girls experience what is known as anxiety or singing. That’s what women do, there are women who love certain foods or hate others, there are also women who love sex when they are pregnant, and there are those who hate sex, the worst. Those who hate their husbands or wives are said to have divorced their husbands when they became pregnant, and they refused to stay with their husbands. so you are required to know your wife’s anxiety and how to deal with it.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More