Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan sawirro

Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan sawirro

Koonfurta Sudan waxaa ka dhex taagan khilaaf marka odayga wuxuu rabaa inuu isu keeno.

Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan sawirro
Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan

eeg siday ugu dadaalayaan inay heshiisiiyaan kuwa ay isku diinta yihiin.
sidoo kale eeg Soomaalida Muslinka ah sida laysugu dirayo sida loogu dhex abuurayo waxyaalo aan jirin.
runtii Soomaalida waxaa ku filan diinta islaamka oo ah diin awood u leh inay wanaag dadka dhex dhigto.
soomaaliyeey ku cibra qaata waxa adduunka ka socda.
soomaaliyeey waxaa la idinla rabaa inaad noqotaan dad aan muslin ahayn oo diintooda ka tagay.
sidaas darteed waxaa la shidayaa cadaawad marba mid cusub.

odaygan vatican madax ka ah maanta waad aragtaan wuxuu ku samaynayo dadkan. waad aragtaan madaxweynaha koonfurta Sudan Salva Kiir Mayardit siduu lugta uga dhunkaday.

waxaasoo dhan wuxuu u samaynayaa inay heshiiyaan ileen gaalo ayay isla yihiin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More