Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno
Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno
Su’aasha:
Waxan qabaa suaal o ah gabadha shaarbaha usoo baxayo ma xiriiri kartaa wax dhib ma ledahay tinta sharbaha jiro maa la dhihi karaa maxaa u keeno gabadha timaha jirkeda inay soo bataan dhabarka iyo cajiraha caloosha si xoog leh bay timaha uga soo baxaan xaad ma aha waa timo madow ah fadlan maxaa keno mala daaweyn karaa.

Jawaabta:
Timaha dumarka caadi ahaan kuma laha meelo ka mid ah jirka sida garka iyo shaarbaha iyo xabadka iyo dhabarka, haddii gabadha timo ay uga soo baxaan meelahaas waxaa jirkeeda ku badan hormoonka Testosterone loo yaqaano, waa hormoon ragga iyo dumarka ku jiro, laakin waa hormoon rageed marka hormoonkaas wuxuu kordhiyaa timaha jirka sidoo kale codka ayuu weyn ka dhigayaa, wiilasha marka ay qaangaaraan asaa jirkooda soo galo isbaddalada qaangaarka ayuu saameeyaa.
Marka timaha shaarbaha iyo meelaha kale waad iska suulin kartaa qaabab badan ayaa timaha loo tirtiri karaa, haddii aad u baahan tahay daawo gudaha ah hormoonka Testosterone iska baar intuu la eg yahay ogow markaas daawooyin ayaa lagaa caawin karaa oo timaha joojinaya.
Diinta way u oggoshahay gabadha inay iska xiirto timaha garka ama shaarbaha saas ayaana u fiican si aysan raga ugu ekaanin.
Sidoo kale waxaa laga rabaa timaha shuunka iyo tinta kilkisha inay iska nadiifiso.
Dumarka hormoonka badan ayay ku badan yihiin timaha jirka.
Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa
Women do not usually have hair on certain parts of the body such as the beard and mustache, chest and back.
If a girl grows hair in these areas, her body is high in the hormone known as Testosterone.
It is a hormone that is present in both men and women, but it is a male hormone, so this hormone increases body hair and also deepens the voice.
When boys enter puberty, it affects their bodies as they go through puberty.
When you shave your mustache and other areas, you can remove the hair in many ways.
If you need internal medicine, check your testosterone levels and find out how much it is, then medicines can help you stop the hair.
Religion allows a girl to shave her beard or mustache, and that is good so that she does not look like a man.
She is also required to clean her armpit hair and armpit hair.
Women have more body hair due to high hormones.