Wllyal daruur waa idin salaamey waxan ahey gabar dareenkeede aad u sareeyo mararka qaar moos baan xubinta (siilka) iska galiyaa si uu kacsiga iiga yaraado arintaas ka warama.
Jawaabta:
Falka aad samaynayso waxaa la dhahaa siigo qofka inuu ku raaxaysto gacantiisa ama wax kale aan xalaal u ahayn, marka siigada kuuma fiicna diin ahaan iyo caafimaad ahaan iyo nafsi ahaanba.
Mooska nin kuuma noqonayo waxaa kuu fiican inaad guursato nin wanaagsan oo ku qancin kara.
U bandhig ehelkaaga inaad u baahan tahay guur, lagama xishoodo xalaal, ogow kacsi guur kaliya uunbaa lagu dejin karaa, ee siigada xal uma noqon karto dareenka kacsiga, dumarka mooska is galiya waali uun bay ka qaadaan falkaas waana wax qaldan oo akhlaaqda khilaafsan.