Site icon Daruur درور

Dumarka aad ayaan u nacaa mar horana waan jeclaa

Su’aasha:

Asc wll dhibka i haysto waxaa waaye dumarka aad baan u nic bahay in ay ila hadlaan waan nic bahay in ay xiriir ila sameeyaana waan nicbahay dareenkaygana waan jeclahay inaa dumarka xiriir la sameeyo lkn ayagana dhan waan nic bahay
Guriga hadii uu wax kasoo oro waxaan umalaynayaa in ay dumarka kasoo uraan dhiigooda caadada iyo qurun kooda
Waagii hore na aduunka dumarka ayaan ugu jeclaa haday walaalo noqdaan haday saaxibo noqdaan haday xiriir noqoto wax walba oo caraf badana dumarka ayaan umalayn jiray saa id baan u jeclaa

Lkn hada bil cagsi wax aan iska jiri karana maahan dumarna lagama maarmo waa hooyo waa walaalo waa gabdho masaa kiin ah
Lkn waxaaan waa wax aan wax kaqaban kari maahi si kasta aan sameeyey walaal i caawi inaa isdilo ayaa mar marka qaar la i tusaa

Sidee dumarkeena sharafta badan u jeclaadaa

Dumarka aad ayaan u nacaa mar horana waan jeclaa
Dumarka aad ayaan u nacaa mar horana waan jeclaa

Jawaabta:

Waan kuusoo sheegay sida aad isku daaweyn karto su’aashii tan ka horreysay u laabo, cudurka ku haya waa cudur nafsi ah waxaana laga yaabaa inaad ka qaadday waalnaanta aad ku waalnayd dumarka marka u laabo su’aasha tan ka horraysay meesha ayaan kugu caddeeyay sida aad isu daaweyn karto.

Waana midda:

Waxaan ahay nin qurux badan laakin ma jecli noloshayda

Exit mobile version