Dumarka aad ayaan u nacaa mar horana waan jeclaa
Su’aasha:
Asc wll dhibka i haysto waxaa waaye dumarka aad baan u nic bahay in ay ila hadlaan waan nic bahay in ay xiriir ila sameeyaana waan nicbahay dareenkaygana waan jeclahay inaa dumarka xiriir la sameeyo lkn ayagana dhan waan nic bahay
Guriga hadii uu wax kasoo oro waxaan umalaynayaa in ay dumarka kasoo uraan dhiigooda caadada iyo qurun kooda
Waagii hore na aduunka dumarka ayaan ugu jeclaa haday walaalo noqdaan haday saaxibo noqdaan haday xiriir noqoto wax walba oo caraf badana dumarka ayaan umalayn jiray saa id baan u jeclaa
Lkn hada bil cagsi wax aan iska jiri karana maahan dumarna lagama maarmo waa hooyo waa walaalo waa gabdho masaa kiin ah
Lkn waxaaan waa wax aan wax kaqaban kari maahi si kasta aan sameeyey walaal i caawi inaa isdilo ayaa mar marka qaar la i tusaa
Sidee dumarkeena sharafta badan u jeclaadaa
