Dil toogasho ayaa lagu xukumay kuwii ku kacay dilka iyo kufsiga

A court in puntland sentenced three people to death by firing

Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sadexdii Nin ee loo heystay Kufsigii iyo dilkii gabadhhii yarayd Caasho ilyaas, maxkamadda sare  iyadoo ku raacday Go’aankii labadii Maxkamadood ee hore.

War degdeg kuwii kufsaday caasho oo dil lagu xukumay
War degdeg kuwii kufsaday caasho oo dil lagu xukumay
Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka
raga kufsaday caaisho

Labo ka mid ah ragga la xukumay ayaa walaalo ah,waana maxkamadii ugu danbeysay ee Puntland.

Ragan waxay geyteen kufsi iyo dil sidey iayguba qirteen.

waxay kala yihiin ragan:

1- Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame
2- Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame
3- Cabdishakuur Maxamed Digge

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More