Diifka cagaaran oo sanka ku dhegaya waxa daawo u ah
Diifka cagaaran oo sanka ku dhegaya waxa daawo u ah
Su’aasha:
Asc wll Su,aasheydu way gaaban tahay. Sankeyga waxa ku dhega duufka had iyo jeerna waa uu cabursan yahay, sidoo kale duufka kasoo baxayo waa mid adag oo cagaar ah misana aad u uraya. Hadaba wll maxaa xal u ah cudurkaan?

Jawaabta:
Waxaa laga yaabaa sanqada in caabuq kaa hayo ama xasaasiyad oo dhalisa duuf adag.
Waxaad ku dadaashaa inaad badsato sanjabiisha, shaah ahaan u cab sidoo kale cuntadaada waxaad ku cuntaa toonta ceerinka ah, sidoo kale mararka qaar bukhaarka biyaha kulul sanka ku aaddi wuxuu furaa sanka xiran, qoraalladan hoos ku qoran xiriir ayay la leeyihiin su’aashaada ee akhriso waxaad ka helaysaa faahfaahin dheeraad ah.
What is the cure for green mucus stuck in the nose?
You may have an infection or allergy in your nose that is causing a runny nose.
Try to increase your intake of ginger, drink it as tea, and also eat raw garlic in your food.
Sometimes, applying hot water to your nose can help open a blocked nose.
The articles below are related to your question, so read them and you will get more details.
- Xaakada Badan Oo Cagaaran Sida Dabiiciga Loo Daaweeyo
- Cudurka Sinusitis Ama San Balbalka Waxa Keeno Iyo Daawada
- Sababaha Keena Dhiigga Sanka Ka Yimaada
- Dhagaha Iyo Dhanxaniga Oo I Cuncuna