Site icon Daruur درور

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha

Su’aasha:

Dhuxusha ilaka lagu nadiifnayo wax dhib miyay u keeni kartaa, jirro afka ku dhici karta maa laga qaadaa.

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha
Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha

Jawaabta:

Dhuxusha waxay ka mid tahay waxyaalaha ilkaha lagu nadiifin karo, laakin waxaa shardi ah inay ahaato mid nadiif ah sidoo kale mid aan wadanin wax kale oo aan ahayn geedka qoryaha la gubay, haddii dhuxusha ay wadato wax kale sida batrool ama wax kale kimikal ah waa laga yaabaa inay qof dhibaato u keento marka uu ku cadeysanyo, laakin dhuxusha guud ahaan waa caadi

Maxaa keena ilkaha daata

 

Charcoal is one of the things that can be cleaned by teeth, but it is a requirement that it be clean as well as one that does not carry anything other than the wood burned plant, if charcoal has something other such as petrol or other chemicals it may cause problems for someone when they are whitening it, but coal is generally common

Exit mobile version