Site icon Daruur درور

Dhuunta ayaa wax iga soo baxeen ma aqaano maxaa talo ah

Su’aasha:

Dhuunta ayaa wax iga soo baxeen ma aqaano
Mxaa sameeyaa
Daruur

Dhuunta ayaa wax iga soo baxeen ma aqaano maxaa talo ah
Dhuunta ayaa wax iga soo baxeen ma aqaano maxaa talo ah

Jawaabta:

Adiga wax faahfaahin ah maadan soo gubinin oo dhuunta kaa haysto sidee lagu ogaan karaa waxa uu yahay dhibka ku haysto, waxa dhuunta kaaga soo baxay nabar miyaa fin miyaa miyuu kaga soo baxay dibadda ama gudaha? xanuun miyuu leeyahay, waxaas oo dhan waxay u baahan yihiin faahfaahin dheeraad ah.

Dhuun xanuunka sababo badan ayuu u noqon karaa, sababo waxaa jira aan darnayn oo la dhih i karo hargabka ama boorka uu keeno, marka waxaa fiican in la ogaado dhuunta siday kaaga xauyuunayso.

Waxaan kula talinayaa dhakhtar inaad u bandhigto.

Exit mobile version