Site icon Daruur درور

Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District

Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District

 

Waa maxay NFD maxaa laga soo gaabiyay
Waa maxay NFD maxaa laga soo gaabiyay

 

 

 

 

 

 

 

 

NFD waxaa lagasoo gaabiyay kalmadaha ah:

(Northern Frontier District) oo laga wado (Degmada Xuduuda Waqooyiga)  waa dhul soomaaliyeed oo aad u baaxad weyn.

Waxaana la qiyaasaa in magaca loo bixiyay 1902.

Xuduudka halkaas waxaa loo sameeyay kaddib markii heshiis dhexmaray Britain iyo Talyaaniga July 15, 1924.

 

Qarnigii 20aad badankiisa waxaa NFD xukumayay Britain. Laga soo bilaabo 1926 ilaa 1934 waxaa NFD isku aha degmooyinka Marsabit, Moyale, Mandera, Wajir Garissa ilaa xeebta Badweynta Hindiya.

🔶 Waxaan dhamaan asxaabta gobolka NFD hada loo yaqaano gobolka waqooyi bari Kenya ogeysiinaya in aan halkaan kuso bandhigi doona Taarikh badan oo naga maqana misne aanan aqoonin oo ku saabsan gobolkeena.

by

Hassan Aftin Mohamed JNR

Qabiilka Ugu Geesisan Soomaaliya

Nin 122 Jir Soomaali Ah Oo Hooyadiisana Ay Nooshahay

Northern Frontier District

On 26 June 1960, four days before granting British Somaliland independence, the British government declared that all Somali-inhabited areas of East Africa, Greater Somalia should be unified in one administrative region. However, after the dissolution of the former British colonies in the region, Britain granted administration of the Northern Frontier District to Kenyan nationalists despite an informal plebiscite demonstrating the overwhelming desire of the region’s population to join the newly formed Somali Republic,[5] and the fact that the NFD was almost exclusively inhabited by ethnic SomalisWikipedia

 

Exit mobile version