Dhufeyska sirdoonka Turkey ee cusub

يفتتح الرئيس التركي رجب طيب أردوغان، اليوم الاثنين، المبنى الجديد لجهاز الاستخبارات التركية “MIT”، والذي أطلق عليه اسم “قلعة”، وذلك في أنقرة.

ومن أهم ميزاته أنه محاط بجدران اسمنتية ضد التنصت وضد عمليات التسلل،.

Dhufeyska sirdoonka Turkey
Dhufeyska sirdoonka Turkey

Wuxuu furayaa madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Erdogan dhismaha cusub ee sirdoonka turkiga oo loo yaqaano marka lasoo gaabiyo MIT
wuxuu yaallaa meel u dhow caasimadda Turkey Ankara
waxaa la sheegay in loo dhisay qaab aad u hormarsan derbiga ku hareera wuxuu u dhisan yahay qaab aad u hormarsan oo yasan u suurtoobaynin qofka inuu wax ka maqlo ama ka ogaado si kaste hadduu isugu dayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More