Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo

Su’aasha:

Waxan ku riyooday ano bahalo yar yar dhigaya goryaan camal ah oo soc socda mahadsanidiin.

Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo
Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhamaadka mashaakilada, dhibka ku haystay ayaa kaa dhamaanaya, waad nafisi doontaa haddii Alle idmo, riyada gooryaanka ama tixriga oo soo raacaya saxarada waxaa lagu fasiraa in dhibka ku haysta kaa baaba’ayo waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More