Dhididka xiliga qalqalka waxa keeno iyo sida loo daaweeyo
Su’aasha:
Asc waxaan ahay ardey markii suaal la weydiiyo dhidid cabsi kasoo daato ama aan fikirkiisa cabiri karin.

Jawaabta:
Waxaad tahay qof xasaas ah waxaad u baahan tahay inaad dhisto kalsoonidaada, su’aasha hore ayaan kusoo sheegay sida aad kalsoonida naftaada u siin karto, halkaan ka gal:
- Cabsida Fasalka Macalinka Su’aal Ma Weydiin Karo
- Cabsida La Hadalka Dadka Sidee Loo Daaweeyaa
- Cabsida Iyo Xishoodka Maxaa Lagu Daaweeyaa