Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa

Su’aasha:

Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa Jawaab Wcn Dr

Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa
Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa

Jawaabta:

Taas dadk way ku kala duwan yihiin qofba waa si, guud ahaan siigada qofka marka uu sameeyo waxaa ku bilowdo dhib nafsi ah, kaas wuxuu bilowdaa marka qofka uu biyabaxo, wuxuu dareemaa yaxyax iyo xishood, marka uu dadka la hadlayo wuxuu dareemaa niyadjab wuxuu u malynayaa dadka inay og yihiin falka uu qarsanayo, markuu muddo sanad oo kale wado wuxuu dareemaa dhibka jirka ay u geysato, kaasna lama soo koobi karo waa noocyo badan.

Dhibka siigada wuxuu haraa marka uu qofka ka joogsado, taasna waqti ayay qaadanaysaa dadkana way ku kala duwan yihiin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More