Dhibka laga qaado biyabaxa badan

Dhibka laga qaado biyabaxa badan

Su’aasha:

waxan ahay qof aad u daren badan mar kaste daren xoog ayan dareemaa mana ihi qof seehaysto ama daawado filimada wasmada markaan dhalinyar ahaa habeeb kaste ayaan naag ku riyoon jiray anoo jirka ka tabanaya markaas ayan biya bixi jiray markaan guursaday waxan noqday qof aad ugu galmooda xaaska heer ay xaaska i karaahsato marka sedex jeer ayaan sameeyaa waliba ka badan ayan sameyn karaa taas dhib ayay ninka u keenaysaaban maqlay hadalkaas maxaa ka jira, galmada ilee intee caafimaadka u fiican aniga mana adeegsado wax kanii ah sida fiyaagara ama daawoyinka kacsiga kordhiya kaliya waxaan si fiican u cunaa kalluunka iyo cuntada nafaqada leh fadlan jawab.

Dhibka laga qaado biyabaxa badan
Dhibka laga qaado biyabaxa badan

Jawaabta:

Nimanka way ku kala duwan yihiin dareenka iyo awoodda galmada, qofba si ayaa loo abuuray, marka adiga si kaste aad u awooddo ma fiicna maalin kaste inaad sameyso sedex biyaajo, waayo marka aad da’ noqoto jirkaaga waxaad ka dareemi doontaa saameys weyn oo kaaga imaanaya galmada badan.

Maxaayeelay biyaha kaa baxayo waa nafaqo iyo burutiin jirkaaga uu u baahan yahay, marka fiicna inay sidaas u baxaan, waxaa ugu fiican qofka galmada inuu sameeyo marka uu u baahan yahay oo dareen la joogi la’yahay, markaas caafimaad ayuu ka helaa, laakin qofka hadduu raaxada kaliya raadinayo oo uu is kicinayo mar walba tabardarro ayuu ka qaadaa xiriirka galmada.

Guud ahaan waxaa fiican inaad isbuucii sedex jeer sameyso oo hal biyaajo kaliya ku ekow.

waxaa fiican intaad dhowr biyajo sameyn lahayd inaad galmada dheereyso oo aad istiinka badiso si ay xaaska u dareento raaxada idin dhex marayso, raga soomaaliyeed waxay dhahan dhowr jeer ayaan sameeeyay iyagoo u arko taas inay tahay raganimo.

raaxada dhabta oo ay dumarka rabaan waa in biyaha la raajiyo oo ninka uu awood u leeyahay muddo dheer inuu naagta haysto iyadoo ay istiin la socdaan

 

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

Markaan Xaaskayga la joogo Dareenkaygu ma badna talo i siiya

Men differ in their feelings and sexual abilities, each person has been created in a way, when you are able in any way it is not good to do three ejaculates every day, for when you are old your body will feel a big influence from more sex.

Because the water that comes out of you is the nutrients and rupture your body needs, when it is better to go out like that, it is best for the person to have sex when he needs it and is not emotionally present, then he gets health, but if the person is just looking for comfort and stimulating himself he always takes weakness in the sexual relationship.

Generally it is a good thing to do it three times a week and just one drain.

It is better to have sex longer than a few times and to increase the sex so that the wife can feel the pleasure between you. Somali men say that I have done it several times and they see that as masculine.

The real pleasure that women want is to light the water and the man is able to keep the woman for a long time along with her

Halkan ka daawo riyada galmada saameynta leh

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More