Dhibka ay keento hurdada caloosha lagu seexdo
Su’aasha:
Dad badan ayaa jira caloosha ku seexda waliba waxaa u badan dumarka seexashada caloosha dambi miyaa qofka maxay u keenaysaa xaga caafimaadka.

Jawaabta:
Hurdada lagu seexdo caloosha diin ahaan waa hurdo la reebay in lagu seexdo caloosha waa mamnuuc, xadiis ayaa kusoo arooray oo saxiix ah:
(أنَّ النبيَّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم رأى رجلًا مُضطَجِعًا في المسجدِ على بطنِه فقال: إنَّ هذه ضجعةٌ يُبغِضُها اللهُ)
(Nabiga (SCW) wuxuu arkay nin masjidka jiifa oo calooshiisa ku jiifa wuxuu yiri: qaabka seexashadan Alle waa neceb yahay)
Rd
Marka laga hadlo xagga caafimaadka waxay leedahay dhibaato, waxay keenaysaa dhabar xanuun, sidoo kale waxay ka reebaysaa qofka inuu si fiican u neefsado, illeen sambabada ayaa ciriir galaya marka qofka uu xabadka ku seexdo xamuulka dartiisa, siiba marka uu yahay joodariga mid adag, waxaa kaloo ay keenaysaa qoor xanuun, waxaa kaloo ay sheegtay daraasad la sameeyay inay dhagxaan kelliyaha ku samayso hurada noocaas ah, sidoo kale murqaha caloosha ayay jilcisaa xanuunna way u keentaa, waxay ka dhigtaa balabalaq, waxay keeni kartaa goobba (dhabarka godan) marka qofka waxaa laga rabaa inuu ka fogaado, waliba waxaa ka sii xun qofka marka uu sidaas dadka hortooda ku sameeyo, gabdhaha qaabkaas u seexda marka meesha uu nin joogo waxaa laga yaabaa raga inay habkaas ku kacaan oo niyadda wax xun ka galo.
Saliid Seytuunka Uurka Ma Celisaa Haddii Bahalka La Mariyo Xiliga Galmada
When it comes to health, it has problems, it causes back pain, and it also prevents a person from breathing properly, because the lungs are compressed when a person sleeps on their chest due to the weight, especially when the mattress is hard. It also causes neck pain.
A study has also shown that such sleeping posture can cause kidney stones. It also weakens the abdominal muscles and causes pain. It makes them bloated.
It can cause a hollow back (a hollow back) so a person should avoid it.
It is even worse when a person does it in front of people. Girls who sleep in this way when there is a man may be aroused by this behavior and have a bad mood.