Dhibaatooyinka nafsaaniga siigadu keento waxa daawo u ah

Su’aasha:

Dhibaatooyinka Nafsaaniga Ah Ee Ay Siigadu Sababto Sideen Ula Tacaali Karaa Dhakhtar Miyaan Tagaa Mise Si Dabeeci Ah ayay iiga Tagayaan

Dhibaatooyinka nafsaaniga siigadu keento waxa daawo u ah
Dhibaatooyinka nafsaaniga siigadu keento waxa daawo u ah

Jawaabta:

Waxaad kaga soo kabsan kartaa inaad ka fogaato marka hore, sidoo kale inaad ku dadaasho salaadda iyo soonka iyo cibaadada, waxa ugu fiican nafta lagu daaweeyo waa quraanka kariimka iyo xuska Alle, nabigana SCW ku sali Alle faraj ayuu kuu furayaa.

 

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More