Site icon Daruur درور

Dhalinyarada daawata aflaamta sexyga miyey ku biyo baxaan?

Su’aasha:

Dhalinyaro badan oo asxaab nahay baan arkay oo daawada filimada galmada waxayna iisheegeen inay raaxo dareemaan markey daawanayaan qaarna sidaas ay ku biyo baxaan ayagoo daawashada.

Marka fiirsiga muuqaalada sexyga ma shahwada ninka ayay dibada u keenaan?

Dhalinyarada daawata aflaamta sexyga miyey ku biyo baxaan?
Dhalinyarada daawata aflaamta sexyga miyey ku biyo baxaan?

Jawaabta:

Dadka qaarkii waa laga yaabaa daawashada kaligeeda inay ku biyabaxaan, waxaana u badan dadka da’ yarta oo aan biyaha iska bixinin oo aan siigaysanin, laakin dadka badankooda kacsi waali kaliya ayay ka qaadaan iyo madax xanuun daawashada filimada galmada.

Intaas waxaa u sii dheer dambi iyo inay raganimada ka daciifto marka ay u bartaan, hadhow xaaskooda xataa ma qancin karaa.

Marka iska ilaali inaad fiirsato filin xun.

Exit mobile version