Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena

Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena

Su’aasha:

Asc waxaan qaata dawooyin Cudurada typhoidka iyo gaaska Shurubo hurdana waan cabay waxaan isku arkaa war wareer in aan miirka beeli rabo oo kale iyo naxdin waxyar hadii ay Shanqaraan waan isku naxayaa hadii la isoo Waco waan naxayaa indhahana inay iyara xanuunayaan baan dareemayaa Wadnahana Saaid ayuu Ii garaacmaa mar marna Garaaca wuu yareeyaa waxaana isaga shakisanahay Maleriyo inay ihayso

Cuduradaas maleeyihiin Dawakhaadaas.

Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena
Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena

Jawaabta:

Dawakha ama wareerka sababo badan ayaa keena daawooyinka aad sheegtay inay sabab u yihiin ayaa laga yaabaa, waxaa kaloo keena vitaminada qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin sidoo kale waxay u noqon kartaa arintaas dhiigga jirkaaga siduu u shaqeeyo, sababo caadi ahna way keeni karaan qofka marka uu dareemo nafaqo daro madax wareer ayuu dareemaa, marka haddii madaxwareerka uu sii socdo waa inaad is baartaa waxaa laga yaabaa jirro kale inay tahay.

Waxaa is weydiin mudan madax wareerka maxaa keena?

Qoraalkan wuxuu ka hadlayaa madax wareer ama dawakhaad waxa keeno.

Astaamaha Qofka Waalan Rabo Lagu Garto

Madaxwareerka Marka La Ordayo Iyo Siigada Xiriirka Ka Dhexeeya

 

 

‌الدوار يكون إما عن المعدة وإما عن الرأس من قبل دم يصعد إليه أو ريح تتولد فيه عند سخونة في الشمس

ويتقدم الذي عن المعدة وجع المعدة وغثي ونحو ذلك والذ من الدم الصاعد في الشرايين أن يدر ويتمدد

وينفع حينئذ قطعها وقد يصعد في شرياني السبات وينفع منه قطع الباسليق وأما الذي يخص الرأس

فليسق طبيخ الاهليلج والغاريقون لي ويضمد الرأس بالأضمدة المقوية وإن رأيت الوجه يحمر معه

والبدن ممتلئ فافصد الصافن واحجم الساق ثم المحاجم على القفا وينفع شم الكافور والأضمدة والنطولات الباردة.
بولس قال المادة التي يكون منها السدر وهي التي منها يكون ليثرغس وقد يكون عند ضغط بطون الدماغ

من عظم ينكسر أو نحوه والسدر يكون إذا غلب على الدماغ كيموس بارد)
ولذلك يسقط هؤلاء من أدنى شيء من الأشياء التي تدور وإذا سخن الرأس بالشمس أو الدثار

وقد يعرض عن ضربة تصيب الرأس ويكون إما باشتراك وإما بانفراد فإن كانت العلة تخص الرأس

تقدمه وجع شديد ودوي في الأذن وثقل في السمع وضعف في الشم وربما عرض معه ضعف الذوق

وإذا عرض عن المعدة كان معه عصر المعدة والغثي ويعالج في وقت النوبة بالغمر والدلك للأطراف

وما يشم مما يسكن العلة فاقصد الراحة بالفصد أولا ثم بالإسهال بالأيارج وبعد ذلك

وبعد ذلك بالحقن الحارة المعمولة بشحم الحنظل والقنطوريون وبعد ذلك حجامة النقرة وعلى الرأس

ثم استعمل الغرغرة والعطوس فأما الذين يجدون حرارة في الرأس ودويا في الأذن وذلك من بخارات حارة

ترتفع في الشرايين فليفصد الشريانين الذين خلف الأذن الإسكندر قال من أنفع الأشياء للسدر الحب الذي في باب الشقيقة.

شمعون للدوار أقطع منه العرقين العظيمين الذين في القفا واكوهما حتى يبلغ العظم ومن سقط من شدة ‌الدوار فهوعه

ثم احقنه بحقن حادة وعطسه وافصده وضمد رأسه بضماد بارد معتدل

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More